Gabay:- Culimo saw maaha waa tix gabay uu tiriyey Ismaaciil Maxamed Cali (Akhriso)
(November 22, 2014)
Finland:-Tixdan kooban ee aan u magac bixiyay CULIMO SAW MAAHA ayaa waxaan jeclaystay in aan la wadaago walaalaha tixdan ayaa waxay tilmaamaysaa kaalinta  ay culimadeenu bulshada kaga jirto kaalintaa
Walaaltinimada islaamka Dr.Sh Cabdi Nuur Sh Maxamed Macalim Maxamuud[Daawo Video-ga]
(November 22, 2014)
Nairobi:-Waa muxaadaro cusub oo ka hadlaysa waxyaabaha ay la gaarka tahay walaaltinimada islaamka, muxaadaradan oo ka dhacday masjidka al-hidaaya ee magaalada Nairobi waxa soo jeediyay Dr Sh Cabdi Nuu
Jawaari oo la kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan,Kana Qeybgalay Munaasabad Lagu Furayey Dhismaha Cusub Ee Baarlamaanka Jabuuti
(November 22, 2014)
Gudoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Sh Cusmaan Jawaari oo wafdi Xildhibaanno ah oo uu hogaaminayo ay ku sugan yihiin magaalada Jabuuti ayaa saakay ka qeybgalay Munaasabad lagu furayey dhism
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-Sadiiq Sh.Cabdi Nuur.[Dhageyso]
(November 22, 2014)
Nairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa khudbadii Jimcaha ee maanta Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana khudbadii maanta jeediyey Sh.Cabdi Nuur waxaana uu Sheekha Khudb
Al-shabaab oo sheegtay Masuuliyada weerar ka dhacay Degmada Mandheera
(November 22, 2014)
Mandheera:-Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay Masuuliyada weerar dad badan ku dhinteen oo ka dhacay deegaanka Arabia ee duleedka degmada Mandhera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya. Masuuliyada weerar lagu di
Horumarku wuu sii soconayaa, iyadoo mudnaantu tahay Hiigsiga 2016 (Warsaxaafadeed)
(November 22, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa shalay ku soo laabtay Muqdisho ka dib markii ay ka qeybgaleen shirkii Heerka