Sheekh Maxamed Umal oo habeenkii 3aad ka hadlay buugga Xadka Riddada (Daawo)
(November 23, 2014)
Nairobi:-Sh. Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi  ayaa habeenkii saddexaad wuxuu ka hadlay buugga Xadka Riddada maxaa ka run ah
Abu Xafsa Al-Muritaani oo wareysi siiyey Tv Alaan kana hadlay Daacish.[Daawo]
(November 23, 2014)
Abu Xafsa Al-Muritaani محفوظ ولد الوالد oo ahaa ninka 3aad ee Ururka Al-Qacida masuulna uga aha Hay'adda Sharciga ee Fatwada ayaa wareysi dheer siiyey Tv-ga Alaan. waxaana uu si gaar ah
Madaxweynaha Puntland oo Xariga kajaray Kulliyadaha Sayniska Gaar ahaan Waaxda Barashada Cilmiga Deegaanka (Masawiro)
(November 23, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland gaar ahaan Xarunta Jaamacada Bariga Afrika kaga qeyb galay xaflad balaaran oo
Ra’iisul Wasaarihii hore Saacid oo ka hadlay Khilaafka Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.
(November 23, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda F. Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay qaar kamid ah Jaaliyaddaha Soomaaliyeed ee ku nool d
Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Prof Jawaari oo dalka dib ugu soo laabtay
(November 23, 2014)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari  iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu ka soo qeyb galay shir ay ku kulma