Madaxweynaha Dawladda Puntland oo la kulmay Madaxa Hay’ada Interpeace Soomaliya
(November 25, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Hay’ada Interpeace ee Soomaaliya Mr.Ulf Terlinden iyo wafdi uu H
Diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya oo duqeyn ka geystay tuulada Hargeysa Yarey
(November 25, 2014)
Jilib:-Diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ayaa maanta duqeyn ka geystey meel u dhow tuulada Hargeysa Yarey ee ka tirsan  degmada Jilib ee gobllka Jubabda Dhexe. Diyaaradaha dalka Kenya ayaa 3 maa
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo Tacsi u diray ehelada Jen Cumar Xaaji Maxamed
(November 25, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Fedraaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida Sarreeye Gaas Cumar Xaaji Maxamed, oo ku geeriyooday magaa
Ra’iisul wasaaaraha DFS oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Gen. Cumar Xaaji Masalle
(November 25, 2014)
Muqdisho:- Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C/weli Sheekh.Axmed Maxamed, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya dhammaan qoyska,qaraabadii iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed ee
Fadiilat Al Waalid Sheekh Yuusuf Aden oo safar dacwo ku jooga magaalada Toronto
(November 25, 2014)
Toronto:-Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Toronto iyo Nawaaxi geeda inuu Marti u yahay Sh Yuusuf aadan oo ka mid ah Culimada waawayn ee Soomaaliyeed wuxuuna Duruus ka wadaa Xaru
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Dhiggiisa dalka Yemen (Masawiro)
(November 25, 2014)
Sanaa:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kula kulmay Magaalada Sanaa ee Caasimadda Yemen Wasiirka Arrimaha Dibadda Yemen H.E. Ambass
Golahada Dacwada ee Albayaan iyo Maamulka Halgan oo tacsi u diraya Ehelada Sh. Axmed Abuubakar Xasan
(November 25, 2014)
Golahada Dacwada ee Albayaan ee waddanka Koonfur Afrika waxay uga tacsiyaynayaan Ummada soomaaliyeed, Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Sh. Axmed Abuubakar Xasan oo shalay ku geeriyooday Dalka Switze