Gudoomiyihii hore ee Gobolka Mudug Cabdirashiid Dhuubane oo la xiray
(November 26, 2014)
Garoowe:-Gudoomiyihii hore ee Gobolka Mudug Cabdirashiid Cali Xaashi (Dhuubane) ayaa waxaa xabsiga u taxaabay ciidanka nabadsugid ee Puntand ka dib markii uu shalay la hadlay qaar ka md ah saxaafadda
Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey Qardho.[Masawiro]
(November 26, 2014)
Qardho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey maanta Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Kar-Kaar. Soo dhaweynta waxaa
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Yemen.[Masawiro]
(November 26, 2014)
Sanaa:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kula kulmay Magaalada Sanaa ee Caasimadda dalka Yemen Ra’iisul wasaaraha dalkaasi H.E. Kh
Casriyeynta diinta hummaag lagu hungoobey! 3aad W/Q Sh Fu’aad Maxamuud
(November 26, 2014)
Boosaaso:-Dhulka muslinku dego wuxuu ahaa mid loo diyaariyey dhalan rog, dhaqan dooris & marin habaabin arrintaas oo uu horseed u ahaa gumaysigii qabsaday dhulweynaha islaamka ilaa laga soo gaaray
Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Qardho
(November 26, 2014)
Qardho:-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu horkacayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.Wafdiga Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas ayaa w
Ciidanka DFS oo howlgalo ka sameeyey deegaano ka tirsan Degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan
(November 26, 2014)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan DFS ay saaka howlgalo ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan  Degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan Howlgalada saaka ay