Dacwada Masuuliyadeeda yaa leh ?? Sh.C/xakiim Muxamed Xirsi.[Dhagayso]
(November 29, 2014)
Gaalkacyo:- Masaajidka Nuurul-yaqiin ee Xafada Israac magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhacay Muxaadaro uu soo jeediyey  Sh.C/xakiim Muxamed Xirsi isagoo ka hadlay Mas
Xisaabi Naftaada intaan lagu Xisaabin Cumar C/xamiid Rashiid.
(November 29, 2014)
Gaalkacyo:-Muxaadaradaani oo loo qabtay Gabadhaha Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan kuwa ku taxan Muxaadaraad Taxane ah oo lagu qabto Galab walba oo Jimce ah Masjidka Al-Furqaan ee Xaafada Israac (Siinaa
Go’aan uu Guddoonka Baarlamaanka ku shaaciyey xiliga ay Bilaabanayaan Kulamadii Baarlamaanka
(November 29, 2014)
Muqdisho:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sh.Cismaan Jawaari ayaa lagu sheegay in maalinta Talaadadda oo ay tahay bisha 2/12
Radio Halgan Live Qu,aan Sheekh Xuseen Sh.Cumar (Dhageyso)
(November 29, 2014)
Radio Halgan Live waxaa ka dhageysan doontaa hadii alle idmo Duruusta ,Nadwooyinka ,Fataawaha Culumada Soomaaliyeed dalka gudahiisa iyo Dibadiisa. Shabakada Wararka Halgan .net ayaa sidoo kale u sa
Madaxweynaha Puntland oo kormeeray xarumo muhiim ah oo ku yaal magaalada Boosaaso(Masawiro)
(November 29, 2014)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Booqday Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso,Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Puntland ee Gobolka Barri ,Saldhiga Booli
Maleeshiyo beeleed ku dagaalamay tuulada War-shuba ee gobolka Galguduud
(November 29, 2014)
Galgaduud:-Ugu yaraan in ka badan 16 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen 20 kalana ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay tuulada War-shuba ee gobolka Galguduud waxaana uu dagaalka u dhexeeyaa maleesh
Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo kulamo la yeeshay Wasiirada Arrimaha Dibadda Italy iyo Germany(Masawiro)
(November 29, 2014)
Roma:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh oo booqasho ku jooga maalintii labaad Magaalada Rome ee Caasimadda Italy , halkaasi oo uu kaga qeyb gala