Usbuucii Sheekh Axmed C/samad iyo degmada Galdogob (Masawiro)
(November 30, 2014)
Galdogob :-Sh Axmed C/samad oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa maalmahaan nashaad dacwo kawaday magaalada Galdogob, nashaadaadkaas oo ay diyaarisay Mu’assasada Al-minhaaj ee Galdogob ayaa ku bi
In ka badan 70 Gabdhood oo Shahaado Xifdinta Qur’aanka lagu gudoonsiiyey Garoowe.[Masawiro]
(November 30, 2014)
Garoowe:-Masjidka Xaaji Cali ee magaalada Garoowe waxaa lagu qabtay Xaflad si weyn loo soo Agaasimay taasi oo ahayd mid Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay in ka badan 70 Arday oo mudo ku dhawaad sanad w
Madaxweyne Gaas oo markab Dagaal dushii kula kulmay Saraakil ka tirsan Ciidamada isbahaysiga Nato.[Masawiro]
(November 30, 2014)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dusha Sare ee Markab dagaal oo ay leeyihiin ciidamada isbahaysiga NATO kula kulmay saraakiil katirsan ciidamada NATO ee
Radio Halgan Live Qu,aan Sh Xasan Al-Waajid Al-Soomaali (Dhageyso)
(November 30, 2014)
Radio Halgan Live waxaa ka dhageysan doontaa hadii alle idmo Duruusta ,Nadwooyinka ,Fataawaha Culumada Soomaaliyeed dalka gudahiisa iyo Dibadiisa. Shabakada Wararka Halgan .net ayaa sidoo kale u sa
Raisulwasaaraha DFS oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka socota gobolka Galguduud
(November 30, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya deegaano hoostaga degmada Xarardheere in ay deg deg u joojiyaan