Al-shabaab oo sheegtay Masuuliyada weerar ka dhacay Degmada Mandheera

November 22, 2014 - Written by Editor

mandhereMandheera:-Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay Masuuliyada weerar dad badan ku dhinteen oo ka dhacay deegaanka Arabia ee duleedka degmada Mandhera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya. Masuuliyada weerar lagu dilay dad badan oo ka dhacay duleedka Magaalada Mandheera ayaa waxaa sheegtay Ururka Al-shabaab waxaana weerarka ku dhintay 28 qof oo dhamaantood ahaa Kenyaan.

Sarkaal ka tirsan maamulka degmada Mandheera Elvis Korir ayaa waxaa uu xaqiijiyay in rag hubaysan ay bas ka baxay Degmada Mandheera ay wadada u galeen gaar ahaan deegaanka Arabia iyo degmada Mandheere ayna laayeen 28 qof.

Arbacadii la soo dhaafay ayaa koox hubeysan waxay sidoo kale ku dhaawaceen labo qof oo rayid ah ka dib markii bam ku qarxiyeen.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online