Golahada Dacwada ee Albayaan iyo Maamulka Halgan oo tacsi u diraya Ehelada Sh. Axmed Abuubakar Xasan

November 25, 2014 - Written by Editor

tacsiGolahada Dacwada ee Albayaan ee waddanka Koonfur Afrika waxay uga tacsiyaynayaan Ummada soomaaliyeed, Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Sh. Axmed Abuubakar Xasan oo shalay ku geeriyooday Dalka Switzerland.Waxaan Ilaahay u weydiinaynaa Sh.Axmed Abuubakar Xasan inuu ku arzaaqo janatul-Firdowsa.

Maamulka Halgan.net ayaa sidoo kale tacsi gaar ah u diraya ehlada iyo qaraabada Sh. Axmed Abuubakar Xasan  oo ku macagdheeraa (Axmadeey) waxaana alle uga baryeynaa in uu ka waraabiyo Janatul Firdowsa.

GOLAHA DACWADA EE ALBAYAAN (K/AFRIKA)

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online