Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo joojiyey Mooshinka laga keenay Xukuumada ilaa amar danbe (Akhriso)

November 24, 2014 - Written by Editor

jawaari1Muqdisho:-War qoraal ah oo dhawaan ka soo  baxday Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamanka DFS Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxaa uu hakiyey mooshinkii ka dhanka ahaa xukuumada Raisulwasaare  Cabdiweli Sh Axmed.Gudoomiyaha DFS ayaa ku xusay warmurtiyeed xafiiskiisa ka soo baxay in Mooshinka ka dhanka ah xukuumada aan mar danbe Baarlamaanka la horkeeni doonin tan iyo inta laga Xalinayo Khilaafka baahsan ee ka aloosan madaxada sare ee DFS iyo weliba xubnaha baaralamaanka DFS

Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa sidoo kale sheegay in la hakiyey mooshinka iyada oo la eegayo xaalada dalka uu ku jiro

Hoos ka Akhriso warsaxaafeedka ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamanka DFS Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari

no images were found

no images were found

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online