Hay,ada SAAD oo kaalmo isugu jirta maacuun gogol iyo qalab kale gaadhsiiyay 109 qoys (Masawiro)

November 27, 2014 - Written by Editor

IMG_0309Jigjiga:-Hay,ada gargaarka iyo horumarinta deegaanka somalida Itoobiya oo gacan ka helaysa xafiiska ka hortaga iyo udiyaargarowga musiibooyinka DDSI ayaa soo gaadhsiisay 109 qoys oo ku kala sugan tuulooyinka malka afwayn(buundada qoraxay) tukaley oo labadooduba ka tirsan dagmada qabridahar iyo tuulada rarane oo ka tirsan dagmada beer-caano

Kaalmadan ayay hay,adu soo gaadhsiisay qoysaskan ka dib marki uu ku dhawaaqay xafiiska ka hortaga iyo u diyaargarowga musiibooyinka DDSI in qaar ka mid ah tuulooyinka deegaanku ku wax yeeloobeen roobabkii mahiigaanka ahaa ee dhawaan ka curtay deegaanka sida darted ayay hay,ada SAAD si dagdag ah ku gaadhsiisay sadexdaas tuulo oo ka mid ahaa meelihi ay roobabku saameeyeen kaalmadan.

Kaalmadan ayaa isugu jirtay bacaha roobka laga gaashaanto bustayaal iyo maacuun iyo waxyaabo kale oo muhiim u ah qoyska.qoysaskii kaalmadan la soo gaadhsiiyay ayaa aad oogu riyaaqay iyagoo u mahad celiyay hay,ada SAAD iyo guud ahaan xafiisyada ay khuseyso ee DDSI.

no images were found

Hay,ada gargaarka iyo horumarinta  SAAD
Jigjiga

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online