Ka qayb qaado dhismaha Machadka Khadiija ee magaalada Laascaanood

November 19, 2014 - Written by Editor

DSC01544Laascaanood:-Machadka-Khadiija ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa in mudo dayacnaa kaas oo dumay markii danbe xaruntan Machadka-Khadiija ayaa waxaa wax ku-barta Haweenka Gobolka Sool iyadoo ay dhigtaan Machadka iyo Faracyasiisa . 1800 oo Arday oo 90 % waa Wiilal.

Xaruntan ayaa waxaa markii hore dhisay dumarka Magaalada Laascaanood iyadoo uu dhiiri galinteeda iyo Fikradi lagu dhisey  uu lahaa Sh Mohamed Idiris Oo ka mida Culimada Soomaaliyeed.
Machadka Waxaa lagu Qiyaasey in Dhismihiisa inta Qabyada ah ee Dunsani Lacag gaadhey 120,000 $ (Boqol iyo Labaatan Kun oo Dollar)

Fadlan Caawi Ka Qaad Naftaad oo u qaad Naftaada Kala Xidhiidh Culimadan Hoos ku Qoran.

1. Sheekh Cabdinaasie Xaaji Axmed.

2. Sh.Maxmuud Xaliike +252-634496324

3. Sh.Axmed Maxamed Saleebaan +252-63416100

Mawliid Ismaciil
Lascanod, Somalia
 

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online