Macallinkii Ugu Horreeyey Sh Maxamuud Maxamed Xalliike.[Daawo Video-ga]

November 8, 2014 - Written by Editor

xaliikeLaascaanood:-Waxaa Habeenimadii Jimcaha ee la soo dhaafey  lagu qabtey Masaajidka Al-hudaa ee Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Muxaadaro Cin waankeedu ahaa Macallinkii u Horeeyey Macallinkii u horreeyey ee Ummada Nabi Muxamed N.N.K.H waa Muxaadaro ka kooban Laba Qaybood ah Duwan oo uu Shiikh Maxamuud Maxamed Xallliike uu uu ka galay Masaajidka Wayn ee Masjid Alhuda ee  Magaaalada Laascaanood.

Sh.Maxamuud Maxmaed Xaliike Wuxuu Muxaadarada kaga waramay Dhaqamadii Dhaxal galka ahaa ee uu Nabigeena u Bari jiirey Asxaaabta iyo Barayaashii Ummadiisa, Sida Saxaabada iwm Akhlaaqiyaadkii iyo Anshaxa Macallinimada ee uu Tusaalaha ugu Noqdey Dhamaan Cid Walboo Islaama oo Dooneysa inay Noqoto Bare ama Macallin Bara Diinta Islaamka iyo Danaha Aaadamaha Muslim iyo gaalaba.

Waxaa Ka soo qayb galay Muxaadarada Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Ku Dhaqan ee Magaalada Laascaanood , Cirroole iyo Caruur , Rag iyo Dumar yadoo Si Wayn looga Faa’iideystey Muxaadarada .Shiikhu Soo Jeediyey . Shiikhu Wuxuu Muxaadarada Gun dhig uga dhigey In Shaqada Macallinimada ay tahay Shaqadaii Anbiyada, iyo Salafkii Ummada Nabi Muxamed Naxariis iyo Nabad Gelyo Alle Korkiisa ha ka yeelee.

Waxayaabaha uu Shiikhu Soo Qaatey Waxaa Ka Mid aha Cid Waliba oo Ka Mida Bani aadamka Marka Wax la barayo ay Haboon Tahay in Marka Hore Qofka Si Nafsad ahaan ah (Psychology) ahaan Looga hadlo Xaga Niyada Si Qofku isaga oo Ka dhisan Xaga Niyada iyo Nafta Aqoonta uu u Qaato Sida Uug Saameynt abadan ugu Fahmada Badan . Maadaama Qofka Uu u Baahan yahay in Marka hore laga dhiso Niyada Si uu u Horey ugu Socdo.

Hoos ka Daawo Muxaadaradii Macallinkii Ugu Horreeyey Sh Maxamuud Maxamed Xalliike

Mowliid Ismail
Lascanod, Somalia

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online