Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

November 21, 2014 - Written by Editor

Xasan-SheekhMuqdisho:-Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu ka soo qayb galay shirkii New Deal ee ka dhacay magaalada Copenhagen ee caasimadda dalka Danmark.

Wafdiga Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa markii ay ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa ku soo dhaweeyey xubno ka tirsan  dowladda Federaalka Soomaalya.

Wafdiga Madaxweynaha ee ku soo laabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka mid ahaa wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle lana hadlay saxaafadda  ayaa u sheegay  in shirkii ka dhacay magaalada Copenhagen uu ku soo dhamaaday is faham beesha caalamka iyo xubno dowladda Federaalka Soomaaliya.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online