Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Qardho

November 26, 2014 - Written by Editor

gaasQardho:-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu horkacayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.Wafdiga Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyey magaalada Qardho maamulka Gobolka Karkaar kan degmada Qardho iyo Isimo Cuqaal iyo dadweyne tiro badan.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa la filayaa in uu u sii gudbo magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari si uu u furo dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Boosaaso oo dhawaan la bilaabayo dhismahiisa.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online