Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu horkacayo oo gaarey Bosaaso.[Masawiro]

November 27, 2014 - Written by Editor

48Boosaaso:-Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saaka safar kaga soo kicitimay degmada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa gaaray isla saaka magaalada Boosaaso ee xaruta Gobolka Bari

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa duleedka magaalada Boosaso ku soo dhaweeyey masuuliyiinta Gobolka Bari iyo maamulka Degmada , Issimo, ganacsato, iyo boqolaal dadweyne ah

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas ayaa waxaa loo galbiyey xarunta madaxtooyadda ee Boosaaso waxaan uu saxaafadda u sheegay in dhowr cisho uu sii joogi doono Boosaaso si uu ugu kuurgalo xaalada magaada isagoona kormeer shaqo ku tegi doono degada iyo Garooka diyaaradaha ee Bandar qaasim ee Boosaaso

Dhinac kale amaanka magaalada Bosaaso ayaa aad loo adkeeyey waxaan qadar saacad ah la hakiyey isku socodka gaadiidka dadweynaha iyo dadweynaha xaafaddaha magaalada qaarkood.

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online