Madaxweyne Gaas oo ka hadlay weerarkii Al-shabaab ka geysteen Degmada Mandheera

November 24, 2014 - Written by Editor

Rw-GaasGaroowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay weerarkii ay ururka Al-shabaab ay sheegteen in ay ka geysteen Degmada Mandheera ee Waqooyi bari ee dalka Kenya ayna ku dileen ilaa 28 qof.

Hoos ka akhri warsaxaafadeed ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online