Sh.Cabdibaasid Sh.Ibraahim oo Darajada PhD ka qaatay Jaamacadda Al-madiinah International ee Malaysia

November 20, 2014 - Written by Editor

IMG-20141110-WA0001[1]Kuala lampur:-Waxaan halkaan hambalyo ugu direynaa haddaan nahay bahda Halgan.net Sh.Cabdibaasid Sheekh.Ibraahim Maylow oo Darajada PhD ka qaadatay Jaamacadda Al-madiinah International Kuala lampur Malaysia Sh Cabdibaashid Sheekh Ibraahim Maylow ayaa ku qaatay Darajada PhD Risaalo cinwaan keedu yahay الدعوة الإسلامية في الصومال laga bilaabo 1960 ilaa 2010. Waxaa Gudiga Niqaashka ee Qiimeynta ay Sh Cabdi baasid ay Risaalada uu ku qaatay Darajada PhD ay ugu qiimeeyeen darajada Mumtaz.

Waxaan gudiga Qiimeynta ay kala ahaayeen:-

1. Dr.W.haji Sulaiman

2. Dr.Sabir Ahmed Dhaha.

3. Dr.Mohamud Mohamed Mazrua.

4. Dr . walid Ali Dandawi.

5. Dr . Mohamed Albosati.

6. Dr.Monsour Yusuf.

Waxaan alle uga rajeynaynaa in alle cilmig u barakeeyo Sheekha una fududeeyo in cilmigisa uu gaarsiyo bulshada Soomaaliyeed ee u ooman barshada diinta Islaamka

Kuala lampur Malaysia 
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online