Sheekh Maxamed Umal oo habeenkii 3aad ka hadlay buugga Xadka Riddada (Daawo)

November 23, 2014 - Written by Editor

buugaNairobi:-Sh. Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi  ayaa habeenkii saddexaad wuxuu ka hadlay buugga Xadka Riddada maxaa ka run ah  isagoo is dul taagayey halka qodob walba uu diinta Islaamka  ku khilaafsan yahay.

Sheekha ayaa sheegay in buugga lagu magacaabo “XADKA RIDDADA MAXAA KA RUN AH” ay ku qoran yihiin waxyaabo badan oo diinta islaamka gaf ku ah, isla markaasna bulashada in looga digaa ay tahay. mid muhiim ah

Hoos ka daawo  qeybta saddexaad ee muxaadarada Sheekh Maxamed cabdi Umal uu kaga hadlay buugga Xadka Riddada maxaa ka run ah

Salaf Media
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online