Sheekh Umal oo xalay muxaadaraad taxane ah ka bilaabay Masjidka Abu Bakar uu kaga hadlayo buuga xadka ridada(Daawo)

November 20, 2014 - Written by Editor

buugaNairobi :-Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa waxaa xalay waxaa uu muxaadarooyin taxane ah oo uu kaga hadlayo buuga Xadka Riddada Maxaa ka run ah oo uu qoray Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil uu ka bilaabay Masjidka Abubakar ee magaalada Nairobi buuga Xadka ridada ayaa  si weyn ugu qafay diinta Islaamka iyo Nabigeenii Suubanaa CSW .

Sheekh Maxamed  Cabdi Umal ayaa xalay waxaa uu soo bandhigay qaab qormeedka buuga iyo amaana xumida qoraaga Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil iyo sida uu buugan isaga hor imaanayao .
Muxaadaradii xalay oo ahayd muqadimo ayaa waxaa uu Sheekhu aad u dul istaagay arimo badan oo muhiim ah iyo fikirka uu xambaarsan yahay buuga iyo halka uu Salka ku hayo.

Hoos ka Daawo Muxaadaradii koowaad ee xalay uu jeediyey Sheekh Maxamed Umal uuna kaga hadlay buuga Xadka Ridada Maxaa ka run ah qeybtii 1aad

Salaf Media
Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online