Xijaabka Gabadha Muslimada ah Sh Axmed Maxamed Suleymaan.‏[Masawiro]

November 28, 2014 - Written by Editor

IMG_3235Laascaanood:-Sh.Axmed Muxamed Suleymaan oo ka mid ah Culimada waawayn ee Gobolka Sool ayaa galabta Muxaadaro Qiimo badan ka soo jeediyey Masjidka Al-huda ee Magaalda Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Muxaadaradaan oo ku saabsanayd siddii loo Dabaqaban lahaa Dhaqamada xun xun ee waayadaan ka jirey Gayigeena Somalia iyo Xijaabka , Akhlaaqda Gabadha Muslimada iyo Sidii ay Dumarku Ula Imaan Lahaayeen Waajibaadkii Diiniga ahaa ee Alle ku Waajibiyey .

Sidoo kale wuxuu Shiikhu si ballaadhan oo faahfaahsan Uga waramay waajibaadka ka saaran Gabadha Muslimada ah inay Xijaabka iyo ilaalinta Waajibaadkii Alle Saarey.  Dumarka Magaalada Laascanood oo ah kuwo Khayrka Jecel  sidoo kale aad u jecel inay ka Soo qayb galaan Muxaadarooyinka Qiimaha Badan ee ay Culimada Waawayn ee Gobolka Sool ayaa si wanaaagsan uga soo qayb galay iyagoo kuwa ragga u gaarka ahna  sidoo kale uga faa’iidaysta.

no images were found

Mawliis Ismaacii Harodigeed    
Lasanod ,Somalia

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online