Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo booqday Galgala.[Masawiro]
(December 2, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 2-12-2014 booqasho ku tegay Magaalada Galgala oo dhawaan ay si buuxda ciidamada Puntland ugala
Radio Halgan Live Muxaadaraad uu jeediyey Sheekh C/raxmaan Abyad (Dhagayso)
(December 2, 2014)
Radio Halgan Live ayaa waxaad si live ah uga dhageysan kartaa Telfankaaga gacanta gaar ahaan Telfanada casriga ah ee loo yaqaan Smart Telefon waxaad kaliya oo aad u baahan tahay in aan soo gishato tel
Sh Fu,aad kalimad dardaaran ah ka jeediyey Masjidka Al-Huda ee Garoowe (Daawo)
(December 2, 2014)
Garoowe:-Sh.Fu,aad Maxamuud  Xaji Nuur  ayaa kalimad Dardaaran ah ka jeediyey munaasabad loogu gurmanayey shacabka gobalka Gedo taas oo ka dhacay Masjidka Al-Huda ee magaalada Garowe waxaan uu darda
Wasiirkii Arrimaha Gudaha Kenya oo Xilkii laga ceyriyey iyo Taliyii Booliska Kenya oo is casilay
(December 2, 2014)
Kenya:-Madaxweynaha Dalak Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta shaqadii ka ceyriyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Joseph Ole Lenku ka dib markii uu la hadlay shacabka dalka Kenya isaga oo ka hadlayey 36
Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo gaaray Gaalkacyo
(December 2, 2014)
Gaalkacyo:-Wafdi uu hoggaaminayo Afhayeenka Baarlamaanka dowladda Puntland Siciid Xasan Shire ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana halkaas si diiran ugu soo dhaweeye
Duruus laga qaadanayo Hijradii Nabiga scw Sh Abdinur M.Mohamud (Daawo)
(December 2, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin  soo gudbineynaa muxaadaro xalay uuu u ku qabtay Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi Sh Abdinur M.Mohamud waxaana uu Sheekhu Uga hadlay Duruus laga qaadanayo Hijra
Radio Halgan Live oo aad ka dhageysan karto Telfankaaga Gacanta (Dhageyso)
(December 2, 2014)
Radio Halgan Live ayaa waxaad si live ah uga dhageysan kartaa Telfankaaga gacanta gaar ahaan Telfanada casriga ah ee loo yaqaan Smart Telefon waxaad kaliya oo aad u baahan tahay in aan soo gishato tel
Deegaanka Koromey oo ka tirsan Mandheera oo lagu dilay 36 Kenyaan ah
(December 2, 2014)
Kenya:-Wararka naga soo gaaraya magaalada  Mandheera ee dalka Kenya ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen  saaka deegaan Koromey oo u jira 15-km Magaalada Mandheera ee dalka Kenya waxa
Xildhibaanada Baarlamaanka DFS oo maanta loo qeybinayo mooshinka ka dhanka ah R/W Cabdi weli
(December 2, 2014)
Muqdisho:-Xildhibaanada Baarlamaanka DFS ayaa maanta lagu wadaa in loo qeybiyo mooshinka ka dhanka ah Xukuumada Raisulwasaare Cabdiweli Sh xili ay wili ay xubnaha baarlamaanka DFS u kala jaban yihiin