Xadka Riddada maxay ka qabtaa diintu Sh Maxamed Umal (Cod/Masawiro)
(December 3, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradii galabta ka baxday  Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana muxaadarada  soo jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal wuxuuna Shekha kag
Madaxweynaha PL oo VOA ka waraystay socdaalkii uu ku tegay Galgala.[Dhagayso]
(December 3, 2014)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Dr C/weli Maxamed Gaas ayaa wareysi uu siiyey VOA waxaa uu kaga hadley arrimo dhowr ah oo la xiriira xaaladaha ka jira Puntland. Madaxweynaha ayaa socdaal ku tegey buur
Madaxweynaha DFS oo u hambalyeeyey Madaxweynaha Koofur Galbeed
(December 3, 2014)
Baydhaba:-Madaxweynaha Jamhruiyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Beydhaba uga qeyb galay caleema saarka Madax weynaha maamulka ku meel gaarka ah ee Koofu
Puntland oo cambaaraysay Weerarkii lagu dilay 36-qof ee ka dhacay Mandheera.
(December 3, 2014)
Garoowe:-Dowladda Puntland ee Soomaaliya  ayaa waxay si buuxda u canbaareynasaa xasuuqii waxash’nimada ahaa ee loo geystay 36- muwaadin ee keenyaatiga ah, laguna laayey duleedka Magaalada Mandheera
Shirkada 1-aad ee Mu’asasadda Safa ee Dacwada & Horumarinta (Masawiro+Bayaan)
(December 3, 2014)
Muqdisho:-Xaflad lagu soo xidhey Shirweynihii 1-aad ee Mu’asasadda Safa ee Dacwada & Horumarinta ayaa maanta ka dhacey Magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qeyb galey qeybaha kale duwan ee Bulshad
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo gaaray Baydhabo
(December 3, 2014)
Baydhabo:-Waxa dhawaan gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay Wafdi uu hoggaaminayo madax weynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud si ay uga qayb galeen xafladda caleema saa
Dawladnimo, Danguud, iyo Dayaca Soomaaliyeed W/Q Dr. Khadar Omar Jama
(December 3, 2014)
Dawladnimadu waa teedka iyo darbiga ugu muhiimsan ee umadduhu ku naaloodaan. Umadaha qadarinta iyo tixgalinta kuleh nolosha, waxay kutiirsan yihiin nidaam  dawladdeed oo u taagan aaya k
Madaxweynaha PL oo kormeer shaqo ku tegay xarumo muhim ah oo ku yaal Boosaaso.[Masawiro]
(December 3, 2014)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Wasaarada Maaliyada Puntland ee magaalada Boosaaso ,Xarunta maamulka Gobolka Barri iy
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubba oo gaadhay Baydhabo
(December 3, 2014)
Baydhabo:-Waxaa dhawaan gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne ku xigeenka labaad ee maamul KMG ah ee Jubba Suldaan Cabdulqaadir luga dheere si ay uga qayb g
Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay iridda hore ee garoonka Aadan Cadde
(December 3, 2014)
Muqdisho:-Waxaa dhawaan ka dhacay qarax xooggan iridda hore ee Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaana qarax sabab u ahaa gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo ay ka shaki

Next Page »