Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Rowda Sheekh Daahir Aw Cabdi (Dhageyso)
(December 6, 2014)
Boosaaso:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii jimcaha ee Masjidka Al- Rowada ee magaalada Boosaaso ee xaunta gobalka Bari waxaana khudbadii maanta akhriyey Sheekh Daahir aw Cabdi Xafidahulaah oo ka
Xaflad loo qabtay ardayda Machadka Khadiija magaalada Garoowe (Masawiro)
(December 6, 2014)
Garoowe:-Waxaa maalinimadii Khamiista: 4/12/2014 lasoo gabagabeeyey Tartan aqooneed muddo dhowr iyo afartan cisho ah usocdey Ardayda Machadka Khadiija Bintu Khuweylid ee magaalada Garoowe, kaas oo lag
Raisulwasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh oo aqbalay go’aanka Golaha Baarlamaanka
(December 6, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa aqbalay go’aankii golaha Baarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya ay maanta kalsoonida ugala laabte
Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan lee yahay ma jirto cid guuleysatay iyo cid laga guuleystay”
(December 6, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay go’aankii maanta gaaray Baarlmaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa mar
Xildhibaanada Baarlamaanka DFS oo codka kalsoonida kala laabtay Ra’iisul Wasaare C/wali
(December 6, 2014)
Muqdisho:-Xildhibaanada Baarlamaanka DFS ayaa goor dhow codka kalsoonida kala laabtay Xukuumada uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare C/wali Maxamed Sheekh Gudoomiye jawaari ayaa sheegay in 153 xildhibaan
Dowra diini ah oo ka bilaabatay Masjidka Abu Bakar ee Nairobi ( Masawiro)
(December 6, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineysaa si live ah dowro diini ah oo haatan ka bilaabatay Masjidka Abu Bakar ee magaaada Nairobi  waana dowradii 17 aad waxaana dowrada cinwaankeeda uu yahay (diinta all