Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Safiirka Sweden iyo Ergeyga QM ee Soomaaliya
(December 8, 2014)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya iyo Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u qaabils
Madaxweyne Gaas oo soo gebagebeeyey safar shaqo oo uu ka tegay Gobollada Barri iyo Karkaar dibna ugu soo laabtay Garoowe.[Masawiro]
(December 8, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 8-12-2014 soo geba geb eeyey Safar shaqo oo uu ka tagay Gobolada Barri iyo Karkaar dibna ugu soo
Sh Dr C/risaaq Takar oo booqasho dacwo ku tegay degmada Galdogob.[Masawiro]
(December 8, 2014)
Galdogob:-Fadiilatu Sh.Dr C/risaaq Maxamuud Takar oo ka mid ah culumada ugu caansan culmada soomaaliyeed fadhigiisuna yahay wadan UK gaar ahaan magaalada London ayaa galabnimadii sabtida ee 29/11/2014
Caaqil Maxamuud Yuusuf Boos oo lagu caleemo saaray magaalada Boocame.[Masawiro]
(December 8, 2014)
Boocame:-Waxaa dhacday Degmada Boocame xaflad si weyn loo soo abaabulay oo aad u ballaadhan, xafladaas oo lagu caleema saarayey Caaqil Maxamuud Yuusuf Boos.Caaqil Maxamuud Yuusuf Boos ayaa kamid noqon