Mac-hadka sare ee ducaadda oo laga furay magaalada Hargeysa [Masawiro +Video]
(December 15, 2014)
Hargeysa:-Waxaa laga furay magaalada Hargeysa ee xarunta S/land Mac-hadka sare ee ducaadda oo lagu barto Shareecda Islaamka waxaan furitaanka xaflada machadka ka soo qeyb galay culumo'udiin ,aqoonyaha
Nadwo cilmiyeedkii 7aad oo caawa ka bilaabatay Masjidka Al-hudaa ee Garoowe [dhamaad]
(December 15, 2014)
Garoowe:-Waxaa caawa si rasmi ah uga bilaawaday magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland Nadwo cilmi yeedkii 7aad ee diini ah waxaana Nadwada si live ah ay uga socotaa Masjidka weyn ee Al-Hudaa
Ciidamada DFS oo la wareegay gacan ku haynta Degmada Guriceel
(December 15, 2014)
Guriceel:-Ciidamada DFS ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ka dib markii ay halkaas isaga baxeen kooxda la baxday Ahlu suna ee suufiyada oo mu
Madaxweyne Gaas oo kulamo kula qaatay dalka Itoobiya madaxweyne ku xigeenka Jubbaland iyo madax kale oo ka tirsan DFS.[Masawiro]
(December 15, 2014)
Adis-ababa:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalintii labaad ku sugan Dalka Itoobiya ayaa waxa uu kulamo kula qaatay magaalada Adis-ababa Madax weyne ku xigeenka Jubba
Madaxweyne Xassan Sheekh oo dhawaan magacaabaya Ra’iisul wasaare cusub
(December 15, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa lagu wadaa in dhawaan uu soo magacaabo shaqsiga uu u doortay in uu noqdo Ra'iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaal