Wajigii hore ee Nabadaynta 2-da Beelood.(Bahrarsame iyo Qayaad ) oo soo Gabagaboobey
(December 18, 2014)
Laascaanood:-Waxaa Galabnimadii maanta soo gabagabeeyey wajigii koowaad ee Nabaynta Beelaha Cabdi Garaad (Qayaad) iyo Maxamuud Garaad (Bahrarsame) ka dib dadaaladii ay wadeen Waxgaradka iyo culimada D
Faahfaahin Socdaalkii Madaxweynaha DFS ku tagay magaalada Kismaayo (Masawiro)
(December 18, 2014)
Kismaayo:-Madaxweynaha DFS  iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayay ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed I
Raisulwasaare Sharmaarke oo xafiiskiisa ku qaabilay Amb. Maman S. Sidikou(Masawiro)
(December 18, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke,  ayaa maanta la kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maman S. S
Shirkii Golaha wasiirad dowladda Puntland oo go’aamo laga soo saaray
(December 18, 2014)
Garoowe:-Shirkii Golaha wasiirada dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey madax weyne ku xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay amniga guu
Madaxweynaha Koofur Galbeed oo magacaabay qaar ka mid ah golahiisa wasiirada
(December 18, 2014)
Baydhabo:-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya  Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa Galabta Magacaabay qaar ka mid ah golahiisa wasiirada waxaana uu si hordhac ah u magacaabay 4 wasii
Xaflad Sharafeed loo qabtay Dr. Abdullahi Said Jama oo ka dhacday Masjidka Ibnu Cutheymiin ee magaalada Leicester.[Masawiro]
(December 18, 2014)
Leicester:-Waxaa  lagu qabtay Masjidka Ibnu Cutheymiin ee magaalada Leicester xaflad sharafeed lagu maamuusay Dr. Abdullahi Said Jama oo Shahaadadda Diktooraadka ka qaatay Jaamacadda Leicester, gaybt
Masuuliyada saaran Qoyska Muslinka ah Sh Xassan Maxamed Ibrahim.[Masawiro]
(December 18, 2014)
Garoowe:-Waxaa habeenkii 3aad gashay nadwadii 7-aad ee sanad walba lagu qaban jiray Garowe waxaana xalay darsiga ku qornaa Sheekh.Xassan Maxamed Ibraahiim(Abuuxasaan). Nadwadaan oo ah mid si wanaagsan
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo saaka u ambabaxay Magaalada Kismaayo
(December 18, 2014)
Kismaayo:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka u baqoolay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose waxaana socdaal ku weheliya Madaxweynaha DFS xildhibaano ka tirsan baarlamaan
SAHAY-QAADO Tix gabay ah Abwaan Ismaaciil Maxamed Cali
(December 18, 2014)
Asc ilaahay swt waxa uu  yidhi Naf kastaa waa tii geeri dhadhaminaysa nebiguna scw waxa uu yidhi (badiya is xasuusinta macaan dumiyaha) haddaba waxan rabaa inaan walaalaha la wadaago  tix gabay ah