Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Towfiiq ee Magaalada Bolton Sh Abdulbasid Sh.Ibraahim.[Dhagayso]
(December 19, 2014)
Manchester:-Waa Khubadii Jimcaha ee maanta ka baxdey Masjidka Al Towfiiq ee Magaalada Bolton , waxay ka hadlaysaa Fadliga iyo wanaaga uu leeyahay Akhrinta Quraanka Kariimka ah , iyo inuu Qofku leeyaha
Bayaanka gunaanadka Nadwo cilmiyeedkii 7aad ee lagu qabtay Masjidka Al-Huda Garoowe.(Akhris+Cod)
(December 19, 2014)
Garoowe:-Waxaa caawa lagu soo gabagabeeyey masjida Al-hudaa ee magaalada Garoowe Nadwo cilmi yeedkii 7aad oo diini ah sanad walba mar la qabto Nadwadaas oo socotay mudo dhan 5 cisho ah oo ay culimadu
Gudigii Nabadeynta Beelaha Maxamed Garaad iyo Cabdi Garaad oo ka warbixiyey wajigii hore ee Nabadeynta.[Daawo Video]
(December 19, 2014)
Laascaanood:-Gudigii Culimaa’udiinka iyo Odayaasha ee nabadaynta ee dhaqan ee Gobolka Sool ayaa maanta siiyey Saxaafadda warbixin ay kaga xog waramayaan dedaaladii Nabadeed iyo wixii u qabsoomey 3-d
Kulamo Dacwada Islaamiga ah looga tashanayay oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]
(December 19, 2014)
Gaalkacyo:-Kulankaani oo ay soo qaban qaabisay Mu’asasada Al-Minhaaj ee Dacwada iyo Horumarinta ayaa waxaa ay u kala qaybsanaayeen kulan Gabadhaha loo qabtay iyo mid Ragga loo qabtay. Kulanka Gabdha
Kulankii culimada iyo Ardayda Jaamacadda [PSU] ee magaalada Garoowe.[Masawiro]
(December 19, 2014)
Garoowe:-Qaar ka mid ah culimadii Nadwada ka waday magaalada Garowe ayaa kulan la qaatay Ardayda Jaamacada PSU ee Caasimada dowladda Puntland waxaana  Culimadaan hogaaminayay Fadiilatu Sh.Cabdi Naasi
Hay’adda al-sunna ee tacliinta iyo dacwada oo kutub diini ah qeybisay (Masawiro)
(December 19, 2014)
Jigjiga:-Hay’adda al-sunna ee tacliinta iyo dacwada Ee deegaanka soomaalida itoobiya oo maanta u qaybisay kitaabo diini ah ducaada ku nool deegaanka soomaalida itoobiya. Kitaabadaas oo kala ah. 1.
R/Wasaare Cumar C/rashiid oo kula kulmay magaalada Muqdisho wakiilada beesha caalamka.[Masawiro]
(December 19, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban Dr. Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke ayaa saaka kulamo salaan iyo hambalyo isugu jira la qaatay safiirrada Djabouti, Turkiga iyo Wakiilka QM ee Soomaaliya
Ogaysiis ku socda dadwaynaha Somaaliyeed ee ku dhaqan Copenhagen
(December 19, 2014)
Denmark:-Maamulka Markazka Attowxiid ee Copenhagen Denmark wuxuu Ogaysiinayaa dadwaynaha Somaaliyeed ee ku dhaqan Copenhagen iyo Nawaaxigeeda in Markazka lagu qaban doono Dowradii qaboobaha 23-28/12-2
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax (Dhageyso)
(December 19, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta akhriyey alaha dhowree Sheekh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax . Dr.Aadan Sh.
Xaflad xilwareejin ah oo ka dhacday Jaamacada Bariga Afrika faraca Galdogob(Maswiro)
(December 19, 2014)
Galdogob:-Habeenimadii Khamiista eek u beegnayd 18/12/2014 ayaa waxaa dhacday xaflad si heersare ah Loo soo agaasimay, taasoo ka dhacday Hoolka wayn Ee Jaamacadda Bariga Afrika { EAST AFRIKA UNIVERSIT

Next Page »