Leicester oo lagu qabtay barnaamij cilmiyeed lagu baraneyey sida uu qofku isu horumarin karo.[Masawiro]
(December 20, 2014)
Leicester:-Hay’adda J J Services oo fadhigeedu yahay magaalada Leicester ayaa maanta ku qabtay xarunta SOCOPA ee xaafadda St Matthews Leicester barnaamij cilmiyeed lagu baranayey sida uu qofku isu h
Xaflad loo qabtay Arday Qur’aanka Kariimka ah ku dhamaysay dugsiga Masjidka Al-risaalah ee Waqooyiga London.[Masawiro]
(December 20, 2014)
London:-Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 20. 12.2014 lagu qabtay Hoolka Muxaadarooyinka ee Masjidka Al-risaalah , xaflad si wanaagsan loo soo agaasimay oo loo qabtay 5-ta arday oo Quraanka K
Kulamada soo dhawaynta qurbajoogta miyay dhiirigalinaysaa tahriibta dhalinyarada,.??W/Q C/wahaab Salaad Xasan.
(December 20, 2014)
Qormadaan waxaa igu dhaliyay markaan aad u arkay kulamo soo dhaawyn oo loosamaynayo qurbajoog kusoo noqotay wadanka.Kuwo siyaasiyiin sheganaya,kuwo shacabka kamid ah iyo wadado ahba,…intuba way isku
DFS oo soo dhaweysay Xayiraada laga qaday Maxamed saciid Atam (Akhriso)
(December 20, 2014)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa soo dhoweysey go’aanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ay liiska cunaqabateynta 1844 ay uga saareen hoggaamiyahii hore ee Al-Shabaab Sheek
Masjidka Al-Tawxiid ee Copenhagen oo dowro diini ah u qaban doona dhalinyarada
(December 20, 2014)
Copenhagen:-Maamulka Markazka AL-Tawxiid ee magaalada Copenhagen wuxuu Ogeysiinayaa dadwaynaha Somaaliyeed ee ku dhaqan Copenhagen iyo Nawaaxigeeda in Markazka lagu qaban doono Dowradii qaboobaha 23-2
Xeer illaaliyaha guud ee Soomaaliya oo booqasho ku yimid Minneapolis
(December 20, 2014)
Waxaa soo gaaray magaalada Minneapolis Xeer illaaliyaha guud ee Soomaaliya Dr. Axmed Cali daahir, xeer illaaliyaha ayaa caawa oo Sabti soo geleyso soo gaaray magaalada Minneapolis oo ah halka ay ugu b
Wasiirka shaqada shaqaalaha, dhalinyarada iyo cayaaraha PL oo kormeeray Dugsiyada Farsamada ee Qardho.[Video/Masawiro]
(December 20, 2014)
Qardho:-Wasiirka shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo cayaaraha dowladda Puntland C/raxmaan Sh.Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kormeer ku maray dhamaan dugsiyada Farsamada ee magaalada qardho wasii
Xaflad loo qabtay Markazka Iimaamu Shaadibi Ee Laascaanood (Masawiro)
(December 20, 2014)
Laascaanood:-Munaasabad Balaadhan oo Lagu qabaty Hoolka Shirarka Ee Hutel Mustaqbal Ee Magaalada Laascaanood ayaa waxaa Xaflad ku qabtay Markazka Iimaamu Shaadibi Ee Laascaanood ku Yaala Markaaz Oo La
Culimada Galdogob oo ku baaqay in laga qayb qaato Dhismaha Dugsiga Hooyo ee Galdogob
(December 20, 2014)
Dugsiyada Hooyo oo ay gacanta ku hayso Jamciyada Samafalka ee Hooyo ayaa waxaa waxay kamid yihiin Dugsiyada ka qayb qaata kor uqaadida wacyiga Hooyooyinka ee ku aadan Xifdinta Qur’aanka iyo Barashad