Mu.asasada al-karam fareceeda gobolka sanaag oo safar dacwo ugu baxay deegaano ka tirsan gobolka sanaag
(December 21, 2014)
Mu,asasada al-karam ee dacwada iyo horumarinta faraceeda gobolka sanaag ayaa safar dacwo ugu baxay deegaamo kala duwan oo ka tirsan gobolkaasi waxana ka mid ahaa dhulka ay culimadu soo mareen : 1- Go
Daawo Live Muxaadaro uu ka jeedinayo Masjiska Al-Tawfiiq Sh Maxamed Idirs (dhamaad)
(December 21, 2014)
Norway:- Waxaan dhawaan si live u daawan doontaa muxaadaro uu ka jeedinayo Sh Maxamed Idirs Axmed Masjidka weyn ee Al-Tawfiiq ee dalka Norway  Muxaadaro uu jeedinayo alaha dhowree Sheekh Maxamed Idir
Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee gobolka Mudug oo qarax ku dhaawacmay (Dhageyso)
(December 21, 2014)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhaawacmay qarax saaka ka dhacay magaalada Gaalkacayo kaas oo lagula beegs
War-murtiyeed laga soo saaray kulankii Madaxweynaha DFS iyo Madaxweynaha S/land(Akhriso)
(December 21, 2014)
Jabuuti:-War-murtiyeed ka kooban dhowr qodob ayaa laga soo saaray kulan ku dhexmaray magaalada Jabuuti Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka S/land Axmed siilaanyo kaas oo s
Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo Garoowe dib ugu soo laabtay .[Cod/Masawiro]
(December 21, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayey  safar shaqana ugu maqnaa dalka Itoobiya ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 21-12- 2014 dib
Madarasada Khaalid Bin Waliid ka baro Qu,aanka adiga jooga Gurigaaga (Akhriso)
(December 21, 2014)
Uganda:-Waxaa la ogeysiinayaa in qaari,Cali Jaamac Nuur (Cali Xiir ) uu furay madaraso laga barto qu,aanka oo Online ah waxaa si sahlan uga faa,ideysan kartaa adiga gurigaaga Jooga Madarasada Khaalid
​Muxaadaro Axkaamta Jimcaha Sh.Muxamed Jawhari
(December 21, 2014)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta lagu qabtay Muxaadaro diini ah Masjidka Abuu-hurayra ee Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Xaafada Israac waxaana soo jeedinayay Sh.Muxamed Jawhari waxaana uu kaga hadlay Axkaamta