Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo socdaal dacwo ku tagay magaalada Kampala (Masawiro)
(December 24, 2014)
Kampala:-Sheekh Bashiir Axmed Salaad gudoomiyaha hay,da culumada Soomaaliyeed ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Entebbe ee magaalada Kampala. Gudoomiyaha hay,da culumad
USA, UN, iyo EU oo soo Dhaweeyey Insixinta Sharmarke
(December 24, 2014)
Dawladda Maryakanka, Hay’adda Qaramda Midoobay, iyo ta Midowga Yurub ayaa soo dhaweeeyey ansixintii baarlamaanka Somalia uu ansixiyey Ra’iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke. XGQM Ban K
Mutamarkii Islaamiga Koonfur Afrika oo caawa si rasmi ah u bilaawday
(December 24, 2014)
Johannesburg:-Waxaan dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Guateng iyo nawaaxigiisa ugu bishaaraynaynaa kuna wargelinaynaa in Mutamarkii Sannadlaha ahaa ee Jaaliyad
Khudbadii Ra’iisul wasaaraha DFS Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake
(December 24, 2014)
Assalaamu Calaykum Warraxmatullahi Wabarakaatu: Waxaa sharaf weyn ii ah inaan hortiinna imaado si aan u helo codka kalsoonida Golaha Shacabka, oo aad ku ansixinaysaan magacaabista uu Madaxweynaha Jamh
Madaxweynaha DFS oo Baarlamaanka uga mahadceliyey ansixintii Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashid
(December 24, 2014)
Mogadishu:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud, ayaa mudanyaaasha iyo weliba Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya uga mahadceliyay ansixinta Ra’iisal Wasaare, Cumar Ca
Madaxweyne ku xigeenka PL iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray Qardho.[Masawiro]
(December 24, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Eng.C/xakiin C/llaahi Cumar Camey iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar waxaan uu kulamo la qaata
RW Cumar Cabdirashid: “Waxaan dardar-galinayaa helitaanka Siyaasad xasiloon oo isfaham leh, si loo gaaro aragtida 2016.[Masawiro]
(December 24, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cumar C/rashid Cali Sharmaarke ayaa maanta waxaa horgeeyey golaha shacabka Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Baarlamaanka DFS oo Ansixiyay Ra’iisul wasaare Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake
(December 24, 2014)
Muqdisho:-Kulankii Golaha baarlamaanka ee Dowladda Federaalak Soomaaliya ayaa saaka cod aqlabiyada ah ku ansixiyey Ra'iisul wasaaraha cusub ee DFS Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake. Kulanka lagu an
Ra’iisulwasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid oo maanta Baarlamaanka hortagaya
(December 24, 2014)
Muqdisho :-Raisulwasaaraha DFS Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta hortagi doona baarlamaanka DFS si uu u weydiisto codka Kalsoonida. Xildhibaanada DFS ayaa saaka isku diyaarinaya in ay