Xaflad loo qabtay Arday Quraanka dhamaysay magaalada Galdogob.[Masawiro]
(December 25, 2014)
Galdogob:-Galabnimadii jimcaha ee ku beegnayd 19/12/2014 ayaa madrasada Daarulhidaaya waxay qabatay xaflad si heersare ah loo soo agaasimay, xafladaas oo ay madrasadu u qabatay arday quraanka dhamaysa
Kulan u dhexeeya waalidiinta iyo Ardayda wax ka barta Machadka Khaiidja ee Laascaanood.‏[Masawiro]
(December 25, 2014)
Laascaanood:-Subaxnimadii saaka (Khamiista) waxaa dhex maray Macalimiinta iyo waalidiinta Ardayda wax ka barta Machadka Diiniga ah ee Khadiija Bintu Khuwaylad e magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolk
Muxaadarada 3aad Mutamarka Islaamiga ee Koonfur Afrika Sh.Dr Maxamuud Hoori[Dhamaad]
(December 25, 2014)
Johannesburg:-Waxaan si habsami leh uga socda dalka South Afrika Mutamarkii Sannadlaha ahaa ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Johannesburg(Guateng) kaas oo shalay si habsami ah u furmay waxaana
Al-shabaab oo weeraray Saldhigii ugu weynaa ee Ciidanka AMISOM ee Muqdisho
(December 25, 2014)
Muqdisho:-Waxaa maanta weerar ay Al-shabaab la bartilmaamsadeeen Saldhiga ugu weynaa ee ciidanka AMISOM ee ku yaal Xalane , weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay dhinac danbe ee Xerada Xalane iyadoo ciidan
Golaha wasiirrada Puntland oo shirkoodii qodobo ka soo saaray
(December 25, 2014)
Garoowe:-Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen kor u qaadida Dak
Ra’iisul Wasaare Dr.Cumar C/rashiid oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay.[Masawiro]
(December 25, 2014)
Muqdisho:-Munaasabad ballaaran oo ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa si rasmi ah xilka ula wareegay Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, waxaana mu
Sheekh Maxamuud Shibli iyo Barnaamijka wacyi (Daawo)
(December 25, 2014)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu marti u ahaa Barnaamijka wacyi oo ka baxa Tv Somali Chanel waxaana Barnaamijka daadihinaya wariye Mohamud Dulyadeyn Bar