Masjidka Al-sunnah ee magaalada Manchester iyo Sh Cabdibaasid Maylow.[Dhagayso]
(December 26, 2014)
Manchester:-Waxaa maanta ka jeediyey khudbadii Jimce Masjidka Al-sunnah ee ku yaal magaalada Manchester Sheekh.Cabdibaasid Maylow , waxaan uu Sheekhu uu ka hadlay Calaamada Tusinaya Jacaylka Nebigeena
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax (Dhageyso)
(December 26, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta akhriyey alaha dhowree Sheekh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax . Dr.Aadan Sh.
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka wada magaalda Kampala Muxaadaraad‏ (Masawiro)
(December 26, 2014)
Kampala:-Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah madaxa hay,da culimada Soomaaliyeed ayaa habeenadaan ku guda jiray qabashada muxaadaraad taabanayay meela fara badan ,iyadoo ay ku soo beegmayaan muxaadaraad
Mareegta AMISOM oo lagu daabacay in Col.Cali uusan ahayn Afhayeenka AMISOM
(December 26, 2014)
Muqdisho:-War-saxaafadeed lagu daabacay mareegta AMISOM ayaa lagu sheegay in Col.Cali Aadan Xaamud uusan ahayn afhayeenka AMISOM sidaas awgeed wararka uu bixiyo Col Cali Aadam ay isaga u gaar tahay.Wi
Mutamarka Islaamiga ee Sout Afrika Sh.Maxamuud Shible أصلاح دات البين.[Dhamaad]
(December 26, 2014)
Johannesburg:-Waxaan si habsami leh uga socda dalka South Afrika Mutamarkii Sannadlaha ahaa ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Johannesburg(Guateng) Mutamarka ayaa waxaa uu galay maalintii 3aad.
Udigitaanka Muslimiinta inay isku ekeysiiyaan Lunsanayaasha Sh.Badal Maxamuud Sugulle
(December 26, 2014)
Gaalkacyo:-Iyadoo aanu ku jirno gaba gabada Sanadka Miilaadiga ah ee 2014 Dadwayne fara badan oo lunsanna ay u dabaal Dagayaan Dhalashadii Nabi Ciise Calayhi Salaam mar labaadna ay isku diyaari nayaan
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi.[Dhagayso]
(December 26, 2014)
Nairobi:-Waxan idin soo gudbinaynaa Khudbadi jimcaha ee masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi oo maanta uu jeediyey Imaamka Masjidka Sheekh Cabdiwaaxid, sheekha waxaa uu khudbadiisa maanta ku soo q
Ra’iisul wasaare Sharma’arke: “Si adag ayaan u cambaareynayaa weerarka dareen la’aanta ah ee lala beegsaday Xerada AMISOM”
(December 26, 2014)
Nairobi:-Ra’iisul wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa si kulul u cambaareyey weerarkii fulaynimo ee dabley ka tirsan kooxaha Al-shabaab
Puntland oo canbaaraysay weerarkii Al-shabaab ku qaadeen xarunta Ciidamada Amisom ee Xalane
(December 26, 2014)
Garoowe, December,  26,  2014 Dawladda Puntland ee Soomaaliya ayaa waxay si buuxda u canbaareysaa duulaankii ay   ku qaadeen kooxda nabad-diidka ah ee Ururka-Alshaab xarunta ciidmada Amisom ee dee