Baarlamaanka DFS oo Ansixiyay Ra’iisul wasaare Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake

December 24, 2014 - Written by Editor

sharmaakerMuqdisho:-Kulankii Golaha baarlamaanka ee Dowladda Federaalak Soomaaliya ayaa saaka cod aqlabiyada ah ku ansixiyey Ra’iisul wasaaraha cusub ee DFS Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake. Kulanka lagu ansixiyey Ra’iisul wasaaraha cusub ee DFS Dr.Cumar Cabdi rashiid Cali Sharmaake ayaa waxaa goob joog ka ahaa Madaxweynha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud,  gudoomiyaha baarlamaanka Prof Jawaari iyo Gudoomiyaha Maxkamada sare Ceydiid C/llahi Ilka Xanaf.

Xildhibaanada kulan codka loogu qaadayey  Ra’iisul wasaaraha cusub Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa waxaa ay ahayeen ilaa 224 mudane  waxaan  markii la guda galay codka kalsoonida u qaadid Raiisul wasaaraha cusub  codka kalsoonida siiyey ilaa 218 Xildhibaan.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay Natiijada codeynta isaga oo si buuxdo u sheegay In Ra’iisul wasaare Dr.Cumar Cabdirashiid uu helay codka kalsoonida Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ka dib markii uu codka kalsoonida hellay Ra’iisul wasaaraha cusub Dr. Cumar Cabdirashiid  Cali Sharmaake  ayaa waxaa dhaariyey Gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka Caydiid Ilka-xanaf.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online