Culimada Galdogob oo ku baaqay in laga qayb qaato Dhismaha Dugsiga Hooyo ee Galdogob

December 20, 2014 - Written by Editor

DSC07531Dugsiyada Hooyo oo ay gacanta ku hayso Jamciyada Samafalka ee Hooyo ayaa waxaa waxay kamid yihiin Dugsiyada ka qayb qaata kor uqaadida wacyiga Hooyooyinka ee ku aadan Xifdinta Qur’aanka iyo Barashada Diinta.

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ku yaala 9 Xarumood Xarumo kalana waxaa ay ku yaalaan Xarfo , Bacaadwayn iyo Bursaalax Xaruntii 13 ayaa waxaa haatan Hawlgalkii Dhismeheedu uu ka socdaa Degmada Galdogob.

Culimada Degmada Galdogob oo ay kamid yihiin:

1.Sh.Mahad C/laahi Sheekha Magaalada Galdogob.

2.Sh.Axmed Maxamed Faarax (Dheeli) Gudoomiyaha Mu’asasada Al-Minhaaj (Galdogob).

3.Sh.C/salaam Yuusuf Xaaji Maamulaha Dugsiga H/Dhexe Sare ee Galdogob.

4.Macalin Mustafe Yuusuf C/kariim Gudoomiyaha Macalimiinta Dugsiyada Hooyo.

waxaa ay Bulshada Dal iyo Dibadba ku booriyeen uguna baaqeen inay ka qayb qaataan Mashruuca Jamciyada Hooyo Gaar ahaan Dugsiga Hooyo ee Galdogob laga dhisayo insha alaah, waxaana ay sheegeen in la arkay Miraha iyo Faaidada Dugsiyadaasi oo ay ka aflexeen Hooyooyin Soomaaliyeed oo fara badan.

Wixii aad la baxaysid kusoo hagaaji Gudiga Dhismaha Madarasada:

no images were found

1.Sh.Axmed Maxamed Faarax (Dheeli) +252907749957

2.Macalin Mustafe Yuusuf C/kariim +252907766713

3.C/razaaq Maxamed Cilmi Gudoomiye kuxigeenka Jamciyada Hooyo +252907795261

Sadaqada aad labaxdid waa Xoolahaaga Dhabtada ah:

قال تعالى : (وما تقدمو لأنفسكم من شيء تجدوه عند الله هو خيرا وأعظم أجرا)

 Mu’asasada Al-Minhaaj (Mudug)

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online