Hay’adda al-sunna ee tacliinta iyo dacwada oo kutub diini ah qeybisay (Masawiro)

December 19, 2014 - Written by Editor

DSC02376 -Jigjiga:-Hay’adda al-sunna ee tacliinta iyo dacwada Ee deegaanka soomaalida itoobiya oo maanta u qaybisay kitaabo diini ah ducaada ku nool deegaanka soomaalida itoobiya.
Kitaabadaas oo kala ah.
1.Tafsiirka qur’aanka ibnu katiir
2.Riyaad al-saalixiin
3.Buluuqul maraam
4.Raxiiqul makhtuum.

Waxay ha’addu gudoonsiisay kitaabtaas kur kuxusan dadakaas oo gaadhaya 1000 ducaad Iyo masaajida deegaankan soomaalida itoobiya oo ay hay’addu u qaybisay musaaxif quranka kariimka ah Iyo ardayda macaahida hoos timaada hay’adda oo gaadhaya kumanan arday.
Waxaa halkaas goobjoog ku ahaa Madaxa hay;adda al-sunna mudane Maxamed Xasan C/lahi (Burcaawi) Oo halkaas ku bogaadiyay ducaada lasiiyay kitaabadaas Inay ka faaiidaystaan oogana faa’iideeyaan bulshada.

no images were found

Waxayna hay’addu utaagantahay marwalba inay kor uqaado tacliinta bulshada dardar galisana dacwada iyo khayrka .
Hay’adda al-sunna ee tacliinta iyo dacwada .

Jigjiga
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online