Ka dhageyso Radio Halgan Live iyo Radio Al-Xikma Duruus,Muxaadaraad, iyo Mutamaraadka Islaamiga (Dhageyso Live)

December 28, 2014 - Written by Editor

logoRadio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah oo tabin doonta Insha Allaah Duruusta diiniga ah iyo Nadwooyinka Culumada Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan, Radio Halgan Live waxaa ay bahwadaag la tahay Radiyaasha Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlgala magaalada Muqdisho lagana dhageysto goballada Koonfureed.

Haddii aad doonaysid in aad si toos ah ula socoto Duruusta,muxaadaraadka iyo Nadwooyinka waxaad si sahalnay aad Mobilkaaga ugu shuban Kartaad Radio Halgan Live Google Play haddii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store waxaadna ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha.

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin.

Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan Live iyo Radio Al-Xikma oo 13 xarumood ku leh Puntland.

ama Halkaan ka Dhagayso
Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Jazaakumullaahu kheyran.
Maamulka Radio Halgan Live

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online