Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Rowda Sheekh Daahir Aw Cabdi (Dhageyso)

December 6, 2014 - Written by Editor

IMG_2198Boosaaso:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii jimcaha ee Masjidka Al- Rowada ee magaalada Boosaaso ee xaunta gobalka Bari waxaana khudbadii maanta akhriyey Sheekh Daahir aw Cabdi Xafidahulaah oo ka mid culumada  waaweyn  ee Soomaaliyeed.Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa khudbadii jimcaha waxaa uu uga hadlay udabaaldega ciidaha gaalada iyo khatarta ay leedahay in gaalada la isku ekeysiiyo

Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa si weyn ugu booriyay dadka inay khilaafaan gaalada ayna raacaan kitaabka iyo sunada nabiga CSW.

Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa dhalinta saxwada Islaamiga waxay ku xasuustaan halgankii dheeraa ee uu Sheekhu u soo galay faafinta dacwada waxaana lagu xasuustaa sidoo kale kutubtii uu ka akhrin jiray Masjidkii Ceelhindi ee magaalada Muqdisho.

Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Masjidka Al-Rowda Ciidaha Gaalada Sheekh Daahir Aw Cabdi Xafidahulaah (Dhageyso)

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/go6refp96s/Khudbada_Jimcaha_Ciida_Kirismiska_5-Dec-2014.mp3]

Ama Halkan Mp3

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online