Kulan u dhexeeya waalidiinta iyo Ardayda wax ka barta Machadka Khaiidja ee Laascaanood.‏[Masawiro]

December 25, 2014 - Written by Editor

20141225_105102 [Max Width 1024 Max Height 768]Laascaanood:-Subaxnimadii saaka (Khamiista) waxaa dhex maray Macalimiinta iyo waalidiinta Ardayda wax ka barta Machadka Diiniga ah ee Khadiija Bintu Khuwaylad e magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool kulan wadatashi ah ku dhex maray.

Kulankan oo u dhexeeyey waalidiinta iyo macallimiinta ayaa looga hadlayey sidii ay wada shaqeyna lahaayeen loona xoojin lahaa kulanka waalidiinta Ardayda Machadka wax ka barata iyo Macallimiinta waxaaa ugu horeynta la isla soo qaatey waxyaabaha Macallimiintu ay haboon tahay in ay Waalidiinta kaga war hayaan U badkooda iyo siddiii uu Hormar dhianaca Waxbarashada ah u gaadhi Lahaa.

Maamulaha Machadka Khadiija Sh Xuseen Macalin Ibraahim ayaa ka waramay xaalada waxbarasho iyo Nidaamka uu ku shaqeeyo Machadku , Sidoo kale Taariikhdii Machadka , Ardaydii Dhamaysey , Tirada Dufacadaha ,Qaybaha Machadka hoos yimaada iwm .

Maamuluhu Sidoo kale wuxuu ka waramay tirada guud ee Ardayd Machadka wax ka Barata . Maamuluhu Wuxuu sheegey in Hadda Machadku uu u baahn yahay in Laga Qayb Qaato Dhismaha Machadka oo Qabyo ah , iyo Agabka Cusub Sida Kuraas iwm.

Maamuluhu wuxuu kale oo sheegey in Machadku ay hadda wax ka bartaan 1880 oo Arday , iyadoo ardaydu aanay haysan Dhisme ku filan Lagana Doonayo Waalidiinta inay ka qayb qaataan Dhismaha Ubadkooda wax oogu Barayo.

Ugu Danbayntii Waxaa La aas aasey Macahdka 2006 , Wixii ka danbeeyeyna uu si toos ah u shaqeyna yey Wax ka barta Machadka 1880 oo Arday , Wxaa ka qalin jebiyey 6 Dufcadood oo Gaadhaaya 964 Arday.

no images were found

Mawliid Ismail
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online