Ra’yigeyga sow Xor uma ihi ? W/Q Abdulbasid Sh.Ibraahim

December 5, 2014 - Written by Editor

sh11In badan dadku waxay is weydiiyaan ama ku doodaan in Qof walba uu Ra’yigiisa u madax banaan yahay oo siduu wax u arko ama ula muuqato uu wax u sheegi karo. Hadalkaan waxbaa sax ka ah , laakiin sida loo dhahayo ma aha .Qofka Muslimka ah waxaa ka reeban inuu Ra’yi iyo Talo ka bixiyo Arimaha soo socda:-

– Amuuraha Caqiidada iyo waxa maqan ( الغيبيات ) .

– Waxaa ku saabsan Cibaadada dhamaanteeda .

– Wixii ku tacaluqa shariicada iyo Axkaamta , Xuduuda, Xalaasha , Xaaraanta iwm.

– Akhlaaqda iyo habdhaqanka wanaagsan sida Runta , Samafalka Iwm , weligood isma bedelaan , Dhaqanka Xun sida Beenta , Khiyaanada iwm , ma fiicnaadaan.

–  Wixii ku saabsan Akhbaartii Nebiyada SAW, iyo Saxaabadii Nebigeena SAW.

– Lama ogola Ijmaaca sugnaadey ee Culimada Muslimiinta in la fara geliyo .

Wixii intaa ka soo haray Qofku xaqbuu u leeyahay Inuu Ra’yigiisa ka dhiibto isagoo aan Qof caayin , Xumaan faafin , been sheegin ,dhibaato Abuurin ,Dad Isku dirin .

Halkaan ka Akhri Qoraalka oo Af carabi ah oo dhamaystiran

W/Q Abdulbasid Sh.Ibraahim

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online