Sh Daahir Aw-cabdi oo ku baaqay in la joojiyo Colaado deegaanka Rako.[Dhagayso]

December 16, 2014 - Written by Editor

Sh_Daahir1Garoowe:-Sh Daahir Aw-cabdi oo ka mid ah  culimada Soomaaliyeed ee ku nool Boosaaso kana mid ah culimada ka qayb qaadanay Nadwo diini ah e e ka socota Masjidka Al-hdaa ee Garoowe ayaa waxaa uu ugu baaqay waxgaradka , Aqoon yahanka ,  Isimad , culimada iyo gacanacsata iyo dowadda Puntland ay ka qayb qaataan colaad dib ugu soo cusboonaatay reer guura oray ugu dagaalamay degaanka Rako ee Gobolka Bari.

Sh Daahir Aw-cabdi  ayaa ugu baaqay ganacsada , siyaasiyiinta ku beel ah 2-da beelood ee dagaalamaya in ay ka fogaadaan in ay ka qayb qaataan colaada ama ku bixiyaan wax taageero ah maadaam Arrinkaas ay tahay mid xaaran ah. Sh Daahir Aw-cabdi  ayaa xusay in diinta Islaamka ay mamnuucday  in laga qayb qaato wax lagu dilay qof muslin ah qofkii arrinkaas ka qayb qaata uu aduun iyo Akhirba ay khasaari doonaan.

Hoos ka Dhagayso Baaq Sh Daahir Aw- Cabdi uu ka jeediyey Masjidka Al-hudaa ee Garoowe

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/v8crdh8ujy/AUD-20141216-WA0000.mp3]

Halkaan ka Dhagayso

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online