Sh Fu,aad kalimad dardaaran ah ka jeediyey Masjidka Al-Huda ee Garoowe (Daawo)

December 2, 2014 - Written by Editor

fuad15Garoowe:-Sh.Fu,aad Maxamuud  Xaji Nuur  ayaa kalimad Dardaaran ah ka jeediyey munaasabad loogu gurmanayey shacabka gobalka Gedo taas oo ka dhacay Masjidka Al-Huda ee magaalada Garowe waxaan uu dardaaran kala duwan u soo jeediyey shacabka Soomaaliyeed.

Sh Fu,aad Maxamuud  Xaji Nuur  ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed meel walba ay joogaan in ay is kaalmeeyaan kana fogaadaan qabyaalada ayna u soo jeestaan danta guud iyo sida ay umadooda wax ugu qaban lahaayeen.

Hoos ka Daawo Dardaaranka Fu,aad Maxamuud  Xaji Nuur  uu ka jeediyey Masjidka Al-Huda ee Garoowe

Halgan.net
Garoowe

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online