Tarbiyah Productions iyo kulankii ay la yeelatay Sheekh Maxamuud Maxamed Cabdi

December 22, 2014 - Written by Editor

IMG-20141218-WA0001Walaalaha sharafta leh ee ku xiran webka Halgan.net waxaan la socodsiinaynaa in Tarbiyah Productions ay wareysi la yeelatay Fadiilat Sheekh Maxamuud Maxamed Cabdi oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed.

Sheekh Maxamuud Maxamed Cabdi ayaa waxaa Soomaalida oo dhan ku yaqaanaan Tafsiirka Afsoomaaliga ah uu ku sameeyey Kitaabka Qu,aanka Kariimka,

Tarbiyah Productions ayaa wareysiyo kala duwan la yeelatay culumada Soomaaliyeed ee kala ah

!- Sheekh Bashiir Axmed Salaad
2.Sheekh C/rashiid Cali Yuusuf
3- Sheekh Maxamuud Shible
4-Sheekh Maxamuud Maxamed Cabdi
Barnaamijka ay wadaan Tarbiyah Productions ayaa noqon doona mid taxane ah oo ay ka faa,ideysan doonaan dhalinta saxwada Islaamiga iyaga oo baran doona culumadooda Soomaaliyeed si aysan ugu dhicin dabinka firqooyinka lunsan ee haatan ku howl gala magaca diineed.

Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaarisay Tarbiyah Productions, oo ay gacanta ku hayaan dhalinyaro u taagan faafinta khayrka ,waxaa kale oo ay Tarbiyah Productionsay ku hawlan tahay barnaamij kale oo Bulshada iyo toosinteeda ku saabsan oo isaguna soo bixi doona inshaa Allaah.
Waxaan Allaah ka rajaynaynaa inuu camalkaan naga aqbalo kuligeen nagana dhigo kuwii Allaah ugu dhawaada.

Wareysiga Tarbiyah Productions ay la yeelatay Sheekh Maxamuud Maxamed Cabdi waan idiin soo gudbin doonaa Inshalaah

no images were found


Wixii faahfaahin ah fadlan kala xiriir barnaamijkaan Culumada waraysigeeda ah barta Facebook ee Tarbiyah Productions.iyo barta Youtube-ka ee Tarbiyah Productions.

www.facebook.com/TarbiyahProductions
www.twitter.com/TarbiyahProduct
Youtube:-http://www.youtube.com/channel/UCHwPCmPlLma3aKh1_aTecMw?feature=watch

Tarbiyah Productions
Faafin.Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online