Xaflad loo qabtay Markazka Iimaamu Shaadibi Ee Laascaanood (Masawiro)

December 20, 2014 - Written by Editor

DSC_0387Laascaanood:-Munaasabad Balaadhan oo Lagu qabaty Hoolka Shirarka Ee Hutel Mustaqbal Ee Magaalada Laascaanood ayaa waxaa Xaflad ku qabtay Markazka Iimaamu Shaadibi Ee Laascaanood ku Yaala Markaaz Oo Lagu Barto Qiraa Oo Yinka Kaladuwan Ee Qur Aanka Kariimka ah,

Maamulka Markazka Iimaamu shaadhibi ayaa Halkaas ka sheegay in ay Qabteen tartan ay u Qabteen ardayda dhigata Markazka Kaas Ku waas oo tiradood ahayd 28,araday waxana ay ku Tar Tamayeen 30,ka JIs,21,ka Jis 15 ka Jis iyo 7 jis Ee Qur aanka Kariim ka ah

Waxaa halkaas ku soo Baxay kooxihii ku tartamaysay 30,ka jis 21 ka Jis 7 Jis oo tiradoodu ahayd 11 arday waxaana la gudoon siiyay Abaal Marino Lacago ah,

waxaana lagu gudoon siiyay 7 arday oo kamida Markazka Iimaamu Shaadhibi Ee Dhamaysay ayaa Lagu doon siiyay Asaanida Qur aanka Kariim ka ah Oo Markazkau Bixiyo,

Geesta kale Maamulka Markazka iimaamu shaadhibi ayaa hal kaas ka sheegay inay qaa danayaan arday Yar yar oo Da” doodu kala Thaay 6, 7, 8, shuruuda waalidka Lagarabaa oo ah inay Caruurtaas yaqaaniin higaada Qur Aanka Kariimka, ah sidoo kale ardayda Laqaa Danayo ayaa waxa ay tiradoodu ku sheegeen Masuuliyiinta MarkazkaasI 13 Arday

no images were found

Markazkan Iimaamu Shaadibi ayaa waxa uu wax wayn kabadalay Guud ahaan Gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn Gaar ahaan Gobolka Sool Ardayda ayaa Labaraa Qaabkii Qur Aanka Kariimka ah loo gu akhriyo dhigan jiray Markazka ayaa waxa Hada Caawiya dad Soomaliyeed Oo Musliim ah ku waas oo ka Caawiya Kirada iyo iyo baahiya uu Markazku u baahdo,

Cabdikariim C/laahi
Laascaanood
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online