Muxaadaraad xul ah oo ay culimada Soomaaliyeed uga hadleen kooxda Takfiirka.[Dhamaad]
(January 2, 2015)
Boosaaso:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadardaad xul ah oo ay jeediyeen culumada Soomaaliyeed taas oo ay uga digayeen kooxda Takfiirka ee umada Soomaaliyeed gaaleysiiya waxaana jeedinaya Sheekh Bas
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-sunnah Sh.Cabdibaasid Maylow.[Dhagayso]
(January 2, 2015)
Manchester:-Waxaa maanta ka jeediyey khudbadii Jimce Masjidka Al-sunnah ee ku yaal magaalada Manchester Sheekh Cabdi baasid Maylow , waxaan uu Sheekhu uu ka hadlay Gadaal u fiirin Sanadkii tegay iyo s
Nabadoon C/qani Axmed Dallaan oo lagu Caleema saaray magaalada Qardho.[Masawiro]
(January 2, 2015)
Qardho:-Xafladan oo ahayd qado sharaf lagu caleema saarayay Nabadoon C/qani Axmed Dallaan oo ay kasoo qaybgaleen Isimo, Nabadoono, Masuuliyiin, Aqoonyahano, Ganacsato, Dhalinyaro iyo waxgarad kale aya
Anigu gaal maahi ee kursigaa Gaal ah! (Qeybta 1aad) W/Q: Sh. Axmed Cabdisamad
(January 2, 2015)
Markii la doortay madaxweyne Shariif oo dadka qaarki ay GAAL ku sheegeen ayaa arrintaas la weydiiyey C/laahi Yusuf oo isaga laftiisa horay loo gaalaysiiyey, wuxuuna ku jawaabay: anigu gaal maahi ee ku
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi.[Dhagayso]
(January 2, 2015)
Nairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa Khudbadi Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya oo maanta uu soo jeediyay imaamka Masjidka Sh C/waaxid, sheekha ayaa khudbadiis
Qarax ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo oo Khasaaro kala duwan geystay
(January 2, 2015)
Gaalkacyo :-Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax Miino uu ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo waxaana qaraxa miino lala eegtay  gaari ay wateen
Hooyo Caasho Cawad Maxamed oo xalay ku geeriyootay Magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer.
(January 2, 2015)
Burco:-Maamulka iyo Shaqaalaha Halgan.net waxaa ay halkaan Tacsi uga dirayaan dhamaan ehelada iyo Qaraabada ay ka geeriyootay Hooyo Caasho Cawad Maxamed oo xalay ku geeriyootay magaalada Burco ee xaru