Xukunka ixtifaalka Mowlidka Sheekh C/qaadir Boobe (Daawo)
(January 6, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro uu jeediyey Sheekh C/qaadir Boobe oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi wuxuuna Sheekhu Muxaadaradiii
Madaxweyne Gaas ”Wajigii labaad ee dagaalka Buuralayda Galgala waa la soo afjaray.” [Dhagayso]
(January 6, 2015)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Goor dhaweyd Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Aqalka Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku xaqiijiyey in uu bilowday w
Guddoomiyaha degmada Xudur oo sheegay in ay la wareegeen deegaanka Abag-beedey
(January 6, 2015)
Xudur:-Ciidanka DFS ayaa waxaa ay dagaal kula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Abag-beedey oo 20 km dhinaca waqooyi-galbeed ka jira degmada Xudur, halkaas oo kooxda Al-Shabaab ku dhibaateyn jireen
Hay,ada gargaarka SAAD dib u furtay ceel biyood mudo badan ciladaysanaa (Masawiro)
(January 6, 2015)
Jigjiga:-Hay,ada gargaarka iyo horumarinta deegaanka somalida itoobiya ee SAAD ayaa dib u furtay ceel wayn oo riig ahaa ee mudo sanad ahba ciladaysanaa Ceelkan ayaa wuxuu ku yaalada agagaarka tuula
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland oo wareysi siiyey Tv Somali Channel (Daawo)
(January 6, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland,Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Tv Somali Channel waxaana uu ka waramay waxqabadka dowladiisa m
Faahfaahin Howlgalo ay ciidanka Puntland ka fuliyeen shalay deeganada Diindigle
(January 6, 2015)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Puntland  ee shalay howlgalo ka fuliyey  deegano ku dhow buuraleyda Galgala ay la wareegeen S
Ardayda Jaamacada Bariga Africa ee Buuhoodle oo u fadhiistay Imtixaankii Teeramka Dhexe[Masawiro/Video]
(January 6, 2015)
Buuhoodle:-Ardayda waxa ka barata Jaamacadda Bariga Africa  ee xarunteeda Buuhoodle oo u fadhiistay Imtixaankii Teeramka Dhexe Xarunteeda magaalada Buuhoodle ee Gobolka Ceyn ayaa u fadhiistay Imtixaa