Daawo Weerar ka Dhacay xarunta Wargeyska Charlie Hebdo ee Paris
(January 7, 2015)
Paris:-Laba nin oo ku hubeysan qoryaha darandooriga u dhaca iyo gantaalaha garbaha laga tuuro ayaa waxay weerar ku qaadeen xarunta wargeys ka soo baxa magaalada Paris oo magaciisa la yiraahdo Charlie
Kooxda Daacish oo Mar kale weerarka Afka ah ku qaaday Al-Qaacida iyo Mulla Cumar (Akhriso)
(January 7, 2015)
Wargeyska Daabiq oo ay soo saaraan kooxda Daacish cadadkiisii 6aad ayaa waxaa lagu weeraray hogaanka sare uu Ururka Al-Qaacida iyo qaar ka mid ah wadaada la dhacsanaa Fikirka Al-Qaacida. Wargeyska Da
Ardayda Ilays Academy College ee Laascaanood oo u Fadhiistay Imtixaankii Teeramka Dhexe
(January 7, 2015)
Laascaanood:-Ardayda Wax ka Barata  Academiyada Waxbarashada ee  Ilays Acamdey College ee Magaalada Laacaanood  ayaa u Fadhiistay Imtixaankii Dhexe ee Sanad dugsiyeedka 2014-2015 . Ardaydan oo u f
Macallin ka tirsan Jaamacadda SIMAD oo lagu dhaawacay magaalada Muqdisho
(January 7, 2015)
Muqdisho:-Macallin ka tirsan Jaamacadda SIMAD ee magaalada Muqdisho ayaa si xun ugu dhaawacmay qarax bambo oo loogu xiray gaarigiisa oo marayay agagaarka Baar Fatxi ee Xaafadda Taleex ee degmada Hodan
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo dambiyada culus ee Puntland oo xukuno isugu jira dil iyo xabsi riday.[Cod/Masawiro]
(January 7, 2015)
Qardho:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo dambiyada culus ee Dowlada Puntland oo xukuno isugu jira dil iyo xabsi ku riday 3 askari oo ka tirsan ciidamada Daraawiishta iyo Asluubta ee Dowladda Punt