Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo qaabkii loogu soo dhaweeyey Buuhoodle.[Masawiro]
(January 14, 2015)
Buuhoodle:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta waaberigii 14, January, 2015 ka anba baxay caasimadda Pu
4 qof oo shalay xukun lagu riday oo tegay xarunta maamulka Gobolka Mudug.[Daawo Video]
(January 14, 2015)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta shir jaraa'id ku qabtay xarunta maamulka Gobolka ee magaalada Gaalakacyo ka dib markii ay saaka isku diyaariyeen ciidamo ka tirsan Birmadka in ay qabtaan xubnahaan 4 qof ah. Xu
Ciidamada ammaanka ee gobolka Nugaal oo gacanta ku dhigay Khamri (Masawiro)
(January 14, 2015)
Garoowe:-Ciidamada ammaanka ee gobolka Nugaal ayaa maanta saxaafada u soo bandhigay maandooriyaha ay ka mid tahay Khamri waxaana gacanta lagu dhigay laba nin oo watay. Khamriga ay gacanta ku dhigee
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Buuhoodle[Cod/Masawiro]
(January 14, 2015)
Buuhoodle:-Waxaa maanta Magaalada Buuhodle ee xarunta Gobolka Cayn si weyn loogu soo dhaweyey Wafdi ballaadhan oo uu hogaaminyo Madaxwayne ku xigeenka Puntland Mudane Eng. C/Xakiim C/Laahi Xaaji Cumar
Taliyaha Ciidamada Booliska PL Gen. Maxamed Siciid Jaqanaf oo tababar uga furay Qardho Ciidanka Taraafikada.[Video]
(January 14, 2015)
Qardho:-Waxaa maanta magaalada Qardho tababar looga furay qayb ka mid ah ciidamada Taraafikada Dowladda Puntland ciidamadaas oo laga kala keenay dhamaan gobollada Puntland tiradoodana ay gaarayso ilaa
Gudoonka Baarlamaanka DFS oo codka kalsoonida u qaadi doona Xukuumada cusub Maalinta sabtida
(January 14, 2015)
Muqdisho:-Gudoonka Baarlamaanka ee DFS ayaa si rasmi ah u sheegay in maalinta sabtiga ee soo socota codka kalsoonida loo qaadi doono Xukuumada cusub ee uu dhawaan uu soo magacaabay Ra’iisul wasaarah