Somalimemo oo wareysi uu bixiyey Sh. Bashiir Axmed Salaad ka been sheegtay يحرفون الكلم عن مواضعه [Dhagayso]
(January 15, 2015)
Muqdisho:-Mareegta taageerta ururka Al-shabaab ee SomaliMemo ayaa siddii dhaqanka u aha waxay maanta soo daabacayday mar kale qoraal ay ku badaleyso wareysi uu Guddoomiyaha Hay'adda Culimada Soomaali
Madaxweyne ku xigeenka PL oo ka qayb galay caleema saarkii Garaad Cabdirsaq Garaad Soofe.[Masawiro]
(January 15, 2015)
Buuhoodle:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng C/xakiim C/llaahi Cumar Camey ayaa maanta si rasmi ah uga qayb galay munaasabadda caleema saarka Garaad Cabdi risaaq Garaad Soofe , munaaasabadd
Culimada Puntland Oo Cambaareeyey Aflagaadadii Wargeyska Charle Hebdo uu u geystay Nebi Muxamed CSW
(January 15, 2015)
Garoowe:-Qaar kamid ah culimaa,udiinka ku dhaqan deegaanada Puntland gaar ahaan magaalada Garoowe ayaa waxaa ay cambaareeyay aflagaadadii nabigeenii suubanaa Maxamed SCW ay u geysteen gaalada leh Warg
المنهج الصحيح في نصرة الحبيب صلي اللة علية وسلم Sh Maxamed Umal Radio Halgan+Radio Xikma (Dhamaad)
(January 15, 2015)
Nairobi :-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa wuxuu muxaadaro ka jeedin doonaa Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee Nairobi waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa cinwaan uga dhigay. المنهج الصحيح في
Safiirka Imaaraadka carabta u fadhiya Soomaaliya oo booqasho ku tegay Puntland.[Masawiro]
(January 15, 2015)
Garoowe:-Waxaa maanta magaalada Garoowe ee caasimada dawladda Puntland soo gaaray wefti balaaran oo uu hogaaminayo Safiirka dalka Imaaradka Carabta u fadhiya Soomaaliya mudane. Mohamed Al-Cutmani, wef
Xafladii Caleema saarka Garaad C/risaaq Garaad Soofe oo soo idlaatay.[Masawiro]
(January 15, 2015)
Buuhoodle:-Waxaa Subaxnimadii saaka ka bilaabantay Xafladii lagu Boqrayey Garaadka Beesha Axmed Garaad, Garaad C/risaaq Garaad Soofe oo buuxiyey booskii Garaadkii hore ee Garaad C/llaahi Garaad Soofe
Faahfaahin Bam gacmeed xalay lagu tuuray Ciidan ka tirsan Booliska Boosaaso.[Dhagayso]
(January 15, 2015)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka bari ayaa sheegay in bar Koontrool oo ay ciidanka Booliska Boosaaso ku lahaayeen isgoyska Afar- irdoodka  lagu tuuray bamgacmee
Maamulka Degmada Luuq oo sheegay in uu isku dhiibay Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab
(January 15, 2015)
Luuq:-Wararka naga soo gaaray Gobolka Gedo gaar ahaan degmada Luuq ayaa sheegay in shalay uu isku dhiibay Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ee  degmada Luuq Sarkaal ka tirsanaa ururka Al-shabaa
Xaflada caleema saarka Garaad C/risaaq Garaad Soofe oo ka socota Buuhoodle.[Masawiro]
(January 15, 2015)
Buuhoodle:-Waxaa saaka 7:00 subaxnimo ka bilowday magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn xaflad lagu caleema saarka Garaad C/risaaq Garaad Soofe iyadoo madasha ay ka dhacayso xaflada ay ku sugan