War-murtiyeedii ka soo baxay shirkii wada tashiga ee dalladda waxbarshada Ahliga ah.(PEN)
(January 19, 2015)
Boosaaso:-Shir wadatashi oo ay isugu yimaadeen dhammaan xubnaha Dalladda Waxbarashada Ahliga ah ee PEN kaasoo socday laba maalmood 18-19/01/2015 ayay Dalladdu ku gorfaysay horumarinta waxbarashada Ahl
Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Oman (Masawiro)
(January 19, 2015)
Muscat :-Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kula kulmay Magaalada Muscat Wasiirka
R/Wasaaraha DFS ayaa la kulmay safiirka dowladda Isutaga Imaaraadka carabta u fadhiya Soomaaliya.[Cod/Masawiro]
(January 19, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya, Mudane Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliy
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo maanta booqday xarumaha Dowladda iyo Talisyada Ciidanka ee Buuhoodle.[Dhagayso]
(January 19, 2015)
Buuhoodle:-Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Eng Cabdixakiim Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa maanta kormeeray xaarumaha Dawladda Puntland ee magaaalada buuhoodle isagoo dhex lugeeyey inta ba
Madaxweyne Gaas oo daah-furay mashruuca Isbedelka Cimilada Soomaaliya[Masawiro]
(January 19, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19-1-2015 daah-furay Mashruuca Latacaalidda iyo kasoo Kabashada Isbedelka Cimilada Soomaaliya.
Booqasho taariikhi ah oo Sheekh C/rashiid Cali Cali Suufi ku tagay dalka Sudan (Masawiro)
(January 19, 2015)
Sudan:-horaantii sanadkaan cusub ee milaadiga ah 2015 waxaa booqasho rasmi ah oo taariikhi ah ku yimi dalka Sudan gaar ahaan magaalada Kharthum shiikha somaaliyeed ee wayn shiikh c/rashiid shiikh cali