Sh Maxamed Umal oo caawa muxaadaro ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee dalka Mozambique (Masawiro)
(January 23, 2015)
Mozambique:-Sh Umal ayaa isla maanta waxaa uu ka jeediyey khudbadii Jimce Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq isagoo uga hadlay difaaca Nebigeena Muhamed Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaato iyadoo khu
Khudbadii Jimce ee masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi.[Dhagayso]
(January 23, 2015)
Nairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa khudbadi Jimce ee maanta Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi  uu ka soo jeediyay Sh.Maxamuud Maxamed Shibli, sheekha ayaa waxa uu khudbadiisa ooga hadlay dha
Soomaalida iyo Adduunka(Diriishadda Nairobi) -2 (Islii Maxaa looga Abaal Dhacay?)
(January 23, 2015)
Nairobi ama kenya Soomaalidu waa ku dhaqantahay. Kenyana Soomalida wey ku dhaqantahay. Wey fiicantahay labaduba iney gartaan in laysku dhaqanyahay. Soomaalidu waa ku dhaqantahay oo xoolo iyo nolol aye
Soomaalida & Adduunka! (Diriishadda Nairobi) W/Q Sh Maxamed Idiris
(January 23, 2015)
Nairobi:-Dadka Soomaalidaa dadnimadu kuma yara, hankoodu ma xuma, indha adaygana qayb weyn ayey ku leeyihiin, oo midkood isagoo hadda baadiye ka soo galay ayuu magaalada dhan jecelyahay inuu iibsado,
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo Tacsi u direy shacabka Sacuudiga
(January 23, 2015)
Mogadishu: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh.Maxamuud ayaa tacsi u direy shacabka Sacuudiga, dunida muslimka, eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday boqorkii dalka Boqort
Safarkii Madaxweynaha Turkiga Erdogan ee Soomaaliya oo dib u dhacday
(January 23, 2015)
Muqdisho:-Afhayeenka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Da”ud Aweys oo goor dhow la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in safarkii uu maanta uu ku imaan lahaa magaalada Muqdisho madaxweynaha da
Al-Minhaaj oo dowro tababar ah u soo gabagabaysay qaar ka mid ah Ardayda Dugsiyada ee Boosaaso[Masawiro]
(January 23, 2015)
Boosaaso:-Waxa maantay ka dhacday markazka wayn ee Al-Rowda ee magaalada boosaaso xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo lagusoo afmeerayay dowro lagu tababarayay qaar ka mid ah Ardayda Dugsiyada
Boqor Cabdalla Bin Cabdulcasiis oo ku geeriyooday dalka Sacuudiga
(January 23, 2015)
Riyadh:-Wararka ka imaanaya dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegaya in xalay uu ku geeriyooday magaalada Riyadh ee xarunta dalka Boqotooyada  dalka Sacuudiga Boqor Cabdalla Bin Cabdulcasiis  Boqorka ay